Sunday, June 19, 2011

Farwell Farmajo

Nin tiisa dar yeelo ayaa tukale ku daro, somaliyeey maxaa dooneysaan. Ruuxi hori idiin wado hadaad diidaan, qabiil isku qeeybisaan. Habaarkii ceeydiid ayaa wali idiin heesto.  koleey wax soo mawadaan eeh. wadanka ethiopian iyo kenya haloo kala qeeybiyo... It's  for the best.

No comments:

Post a Comment