Friday, August 24, 2012

Geesiga Gambarka Doonayoo


Geesiga Gambarka doonayo aan kuu Geeraaro.

Gumeeysi  Allah Ka sokoow rag baa naga saaray

Guul Ragbaa Gaashaan uqaatay

Garasho La’aan rag baa wadan ku hogaamiyaya

Geesiga Gambarka doonayoo Gaarso Caalamka

Geesiga Gambarka Doonayoo Gaabso hadaadan garsaneeyn  

Geesiga Gambarka doonayoo gaajada ka saar Gurigaaga

Geesiga Gambarka doonayoo Hogaanso Goobjoogta

Geesiga Gambarka doonayoo  Gobalada Somalia  Gaarsii  Great Britain

Geesiga Gambarka doonayoo,

Ha Gudoomin Gambarka  hadaa ku dayaneeyso Gudigii hore

Ha Gudoomin Gambarka hadaa waxtarka gaabineeysid

Ha Gudoomin Gambarka hadaa Guul uhogaami neeynin

Ha Gudoomin Gambarka hadeey Gacan wax qaado kuugu taal

Ha Gudoomin Gambarak hadeey Gacan wax qabato kuugu oolin

Ha Gudoomin haadan geesi aheeeyn.   

1 comment:

  1. Very nice post and interesting to read .... I love visiting this blog.

    ReplyDelete