Saturday, May 29, 2010

Cry No More

Hadaan halgamo aan Hawiye dhameeyo ma guul baa?Hadaan daarood difaaco danbiile ma dabool’maa?

hadaan hawargadir habaaro haween mala’horsanaa?Isaaq hadaan u’hilin wayo hooyo wiil keedii weeyda hiil ma’unoqonaa?

Hadaan far kufiiqo madhibaan mucaaradka ma’ka guulbaa?

Hadaan qabyaalad qiimeeyo qooys maku dhismaa?

Muslimka hadaa mucaardku ‘noqdo muqdisho Mareekan magaaree?

Quraankii inlaga been sheego ma’sharcibaa, mise waa sharaf?

Somali’nimadii in lasaameen waayo ma’sumcad ‘baa?

Somaliyee saanta aan islawada qaadno’ qor’yaha wada dhignoSomaliyeesaan, sanadka soo

fool’leh kuma sugnaan karnee, caalamka aan isla saan dhigno

No comments:

Post a Comment